King Charles Oo Loo Caleemo Saarayo Boqornimada Britian

Boqoradii dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II oo ahayd boqoradii ugu taariikhda dheereyd taariikhda Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhimatey Qasriga Balmoral oo ku yaala Mandaqada Scotland ee Boqortooyada Ingiriiska, Boqoradu waxay ahayd 96 jir, 70 sannadood oo ka mid ah cimrigeeda waxay ahayd boqorad. Qoyskeeda ayaa ku sugan qasriga ay ku lahayd magaalada Balmoral oo ku yaalla Mandaqada Scotland.

Boqorada waxa la caleemo saarey oo taajka loo xidhay sannadkii 1952kii, munaasabdii caleemo saarka ee waagaas waxay wax badan ka bedeshay qaab dhismeedka bulshada Britain iyo wadamada ay madaxda u ahayd. Wiilkeeda curad Ameer Charles ayaa loo caleemo saarayaa Boqortooyada Britain.

Hadaba King Charles oo sugayey inuu maruun Boqor ka naoqdo Boqortooyada Britian ayaa barnaamij laga diyaariyey ku saabsan arimaha horyaala iyo sida uu u waajihi doono, halkan hoose ka daawo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker