Xisbiga Waddani oo walaac ka muujiyaay Qiime korodhka Laydhka

Xooghayah Xisbiga Mucaaradkee Waddani ayaa ka Hadlay Xaalada Sicir Bararka ka Jirta Somaliland Waxnu Xooghayuhu sigaara Farta ugu Fiiqay shirkadaha Laydhka Sidaana waxa uu ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook oo u dhignaa Sidan.

” Maanta sicir bararku wuxuu marayaa meel aad u xun oo uu saameeyay dhamaan qaybaha nolosha.

Sicir bararrkani wuxuu dhacayaa xili dakhilaga qofka muwaadinkaa soo galaa uu isna hoos u dhacay dadkuna ay dareemayaan xanuunka dhaqaale ee gubashadii suuqa Waaheen iyo abaarta. Maanta markale dadkeenu ma awoodaan in hadana qiimihii laydhku uu kor u koco.

Waxaan u soo jeedinaynaa shirkadaha laydhka inay isku noqdaan oo u naxaan dadkeena ay ka dhex ganacasanayaan oo ah dad awoodooda dhaqaale aad hoos ugu sii dhacayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker