Guddoomiyihii Hore ee Komishanka oo iscasilay

Guddoomiyihii guddida Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac,ayaa iska casilay xilkaasi iyo xubinimadiiba sida ay ii xaqiijiyeen Illo-xogogaal ah.

Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii khilaaf soo kala dhexgalay xubnaha guddida Doorashooyinka Somaliland.

Riyo-raac, oo markii hore mucaaradku ka biyo diideen magacaabistii ayaa qabtay Doorashadii Wakiillada iyo deegaanka oo uu ammaan badan ku helay.

Hore xubno kale oo guddida ka tirsan ayaa isaga casilay guddida Doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker