Oodweyne News - Latest Somali News Update

DAAWO Waraysi: Ibrahim Armani Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland , Fariina U Diray Saddexda Xisbi Qaran, Saraakiisha Ciidamada , Iyo Shacabka

LONDON(OWN)- Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo  Ibrahim Armani Oo Kaga  Hadlayo arimaha ku saabsan  Doorashada Somaliland ee fooda inagu soo haysa  , Fariina U Diray Saddexda Xisbi Qaran, Iyo Shacabka Somaliland,  Saraakiisha Ciidamada somaliland ee kala duwana ugu baaqay inay nabada ilaaliyaan dhxena ka noqdaan doorashada soo Socota .

 

 

Halkan hoose ka daawo waraysigaas oo dhan.