Oodweyne News - Latest Somali News Update

London: Xaflad Ay Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Uk U Qabteen Amina iyo Kaltuun

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa  Xaflad Ay  Garabka Haweenka  Xisbiga Waddani Uk U Qabteen  Amina iyo Kaltuun, xafladaas oo si balaadhan loo soo agaasimay ayaa ka dhacaday magaalada London ee halkan hoose ka daawo.