Oodweyne News - Latest Somali News Update

Siyaasi Reer Boorama Ah Oo Si Adag Ula Hadlay Maamulka Kililka 5aad Soomaalida Ee Itoobiya Iyo Beel Gaar Ahna Farta Ku Fiiqay

Siyaasi Reer Boorama Ah ayaa Si Adag Ula Hadlay Maamulka Kililka 5aad ama dawladda deegaanka Soomaalida itoobiya  Iyo Beel Gaar Ahna Farta Ku Fiiqay inay ka masuul yihiin dhibaatada lagu hayo beelaha kale ee deegaankaas degga isagoo fariin u diraya maamulka deegaankaas, halkan hoose  ka daawo