Wasiiro Iyo Agaasimyaal maamulka Puntland ah oo loo jaray waran Qabasho ah

Laba Wasiir, Laba Agaasime iyo saddex qof oo shacab ah ayaa maxkamadda derejada koowaad ee magaalada Garoowe ay maanta u jartay waaran soo xidhis ah; kuwaas oo loo haysto eed ah; dhoofinta dhirta geed-qawaaxa ah ee deegaannada Puntland.

Labada Wasiir oo aan la magacaabin waxa la sheegey in xasaanadda laga qaadi doona kolkaasna maxkamadda la hor keeni doono.

Mas’uuliyiin hore ayaa sidoo kale iyana ku jira dadka loo haysto dhoofinta dhirta.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker