Oodweyne News - Latest Somali News Update

KULANKA GORFAYNTA: Natiijadii Doorashada Baarlamanka Norway Iyo Guulihii Lala Kala Hulleelay

Halkan ka daawada barnaamijka KULANKA GORFAYNTA oo ku saabsan natiijadii doorashada baarlamanka Norway iyo guulihii lala kala hulleelay. Waana barnaamij ka baxa idaacadda Maqal Radio oo laga dhegaysto Oslo iyo nawaaxigeeda.

Oodweynenews.com