Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wafti Culus Oo Ka Socda Madax-Dhaqmeedka Beesha Garxajis Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Borama

Borama(OWN)-Wafti balaadhan oo ka kooban Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha Beelaha Gar-xajis oo uu hogaaminaayo Suldaanka Guud ee Beesha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani iyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Jiilaal ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama,
Daawo Sawirada

 

Oodweynenews/Office

Miyir Cali Xuseen

Borama/Somaliland