Oodweyne News - Latest Somali News Update

KULMIYE SIYAASADA DIBADA IYO DHAQAA;LIHII WAA FASHILKII UGU XUMAA ABID EE SOMALILAND. SOO MARA.

SOMALILAND  DAWLADIHII HORE MARXUUN CIGAAL IYO HALYEY RAYAALE AY ICTIRAAFKII SOMALILAND

AY KULMIYE BILINTI GOOL DAHABI AH U DHIGEEN  SHEBEGA BEESHA CAALAMKA IN LAACIBKA NUMBER NAAYENKA

KULMIYE KU LEEDO OO KELIYA LOO DHIGAY,

MAXAA WIIQAY.

  1. XUSBIGII UDUB EE RUUGCADAADIGII ALLAHA QABRIGA HA U NUUREE CIGAAL UNKAY EE KULMIYE TOOGTAY,

WUXU SALAXAY DHAMAYSTIRAY DHAMAAN SHURUUDIHII HEYKAL DAWLADNIMO LAGA RABAY.

DHAWR QODOB OO XASUUS MUDAN.

.1. DIB U HESHIISIINTII BULSHA SOMALILAND EE SANADKA QAATAY  EE LAGU SOO AFMEERAY CAASIMADA AWDAL IYO SELEL BORAMA.

2. AXDI QARAMEEDKII SOMALILAND OO SI RASMI AH LOOGU CODEEYEY LANA DIIWAANGELIYEE.

3. NOODHAADKII AMA LACAGTII SOMALILAND OO LA SAMEEYEY BANGIGA DHEXE EE SOMALILAND KA HAWLGASHAY.

SARIFKU MA DHAAFAYEN BOQOLKA DOOLAR 5500 SHILIN SOMALILAND

4. DOORASHADII DAWLADAHA HOOSE DEEGAANADA , GOLLAHA SHACABKA, MADAXTOOYADA OO TIRABA SHAN JEER DHACDAY SIFO XORA OO XALAAL AH NABADGELYO KU DHAMAADAY.

5. CIIDANKA QALABKA SIDA EE SOMALILAND OO CIIDAN AHAAN AGABAHAAN ,BA SI FIICAN LOO DHISAY.

6. SIYAASDA DIBADA OO AFKA U SAARNAYED OO KELIYA KU DHAWAAQ BAL U FIIRSO

A . BAARLAMAANKA BRITAIN  OO SI RASMI AH UGA DOODAY CASRIGII RAYAALE OO RAYAALE KHUDBAD QIIMA LE

KA JEEDIYEY  IN SOMALILAND ISTAAHISHO IN LA ICTIRAAFO.

7. SHIRKII AFRICA EE BURUNDI WASIIR CABDILLAHI DUCALE IYO WEFDIGIISII DOONI BAY WEBI KAGA TALAABEEN TII

OO ROOB DAYO QADIYADA SOMALILAND IYO ICTIRAAFKEEDAY AU AFRICAN UNIONKA  OO SHIR SANADLAHOOGII LAHAA  BAY HOR DHIGEEN.

WAXA LOO OGOLAADAY LABAATAN  SAFAARADOOD IN AYNU AFRICA KU YEELANO.

IYO TOBANKALE QAARADAHA KALE ISKU GAYEN SODON XAFIIS YAASADEED OO SOMALILAND YEELATAY.

IGAAD OO AY XIDHIIDH FIICAN LA YEESHEEN.

8. XAKA KAALMOOYINKA  KUWAIT DAWLADII RAYAALE WAXAY KU CAAWIYEEN DHISMAHA AIRPORTKA BERBERA IYO

HARGEISA WAA HESHIISKII UDUB RAYAALE TEAM.

9. IS GAADHSIINTA TELECOMUMICATION WAA HESHIISKII UDUB UU LA GALAY KHALIIJKA IYO DJIBOUTI.

10. UDUB WADA HADAL SOMALIA WUU XIDHAY ILAA AY HOGAAN MIDA IYO HAL COD HAL WARAAQ AY GAADHAYAAN.

LAMA SOO KOOBI KARO GUULIHII UDUB.

KULMIYE BAL SIYAASADIISA DHAWR SHAY ILA MILICSO.

  1. DAYERKII SOMALIA AYUU SHURUUD LAAN UGU DHACAY 24 LABAATAN SAACADOOD GUDAHOOD AYAA  BAARLAMKA LA GA SAXEEXAY

WAA HALKA BAARLAMKU KU SHAASHOOBAY KU SOO BAXDAY KULMIYE KU SHUB AAN   SHARCIDARO KU SHAREERNEE.

2.GOONI SIKU TAAGII LOO CODEEYEY 97 BOQOLKIIBA EE SHACABKA SOMALILAND IN AANU GORGORTAN LAHAYEN GOONI ISKUTAAGA SOMALILAND

WUU JABAY OO KULMIYE MAWQIFKAA WUU LAALAY WUXU QIRAY IN LAGA WADA HADLI KARO GOONI ISKU TAAGA SOMALILAND , WAA TII LONDON LA IS HOR FADHIISTAY .GORGORTAN BUU GALAY HADA WAA CALANKEENII IYO DAWLADEENII AYNU INAGU AYNU 26 JUNE 1960 GII XAMAR GEYNAY INAGOO XORA OO XALAALA OON RASAAS LA INAGU GEYEN EE SOMALI JACEYL SHANSOMALIWEYEN  RAADIN INAGA AHEYED OON KU HONGAWNAY DIL DACAS IYO BURBUR KA DHAXALAY AAN LA SOO NOQONAY ,DAWLADEENII  SOMALILAND AANU NIDHI IGAMA QUDHUNTOO.

KALA GO MA AHA EE WAA DAWLADEENII OO AAN SIDII AAN U GEYNAY ULA SOO NOQONAY ADUUNKUNA OO DAWLADII CAALAMKA GUMAYSATAY WAA INGRIISE MARKHAATI KA YAHAY. KULMIYE TAA DOOD IYO MODMODAW IYO MORON BUU

GELIYEY SHEEKH SHARIIF BUU MARTI U NOQONAY.

3.SHIRAR SOMALILAND SOMALIA LA GASHAY , LONDON , ISTANGUUL SADEX JEER, EMIARATEKA CARABTA, IYO DJIBOUTI,

KU DHAMAADAY FASHIL IYO KARAAMO DARO IYO IN SOMALILAND LAGU CIYAARAY ADUUNKANA LOO TUSAY IN AY SOMALILAND ,SOMALIYA KA MID TAHAY ALBAABADII ADUUNKA LOO FURAY , DHAQAALO AHAAN IYO CAAWIMOOYINKA BEESHA CAALAMKA.

4.KULMIYE SIYAASAD WUXU MARAYAA HEERKII U HOOSEEYEY OO WUXU INA MARINAYAA IN LA YIDHAA  DAWLADII

WADA HADALKII WAY KU FASHILINTEE,AQOOYANKU HALA HADALAAN KOONFUR WAA SADEX QOF OO

PROF BULXAN KA MID YAHAY BAA TURKIGA LOO DIRAY DAWLADII UMADU IGMATAY DADKII SUUQA JOOGAY BAY MICIIN BIDAY WAA NASIB DARO INOO SOO HOYATAY.

5.MARSADII BERBERA HAL;KAY MAANTA MARAYSO WAAN LA SOCONAA OO RAXAN WASIIRO WAA ZAMZAM , QABYO,

KHAARAJIGA, XAASHI , WAA DUBAI OO DPW  BAY U SOCDAAN. MARSADII BERBERA RAXAN KALAA QAYELA DHAAN

DPW U JOOGA WAA WASIR OBSIIYE, DIIRIYE, GANACSIGA. KEBESH KEBESH CALAASHAAN 15 MILLON XAQA QALIN.

WAA FREE DEKEDU BOQOLKIIBA 19 ETHIOPIA LE BILAA SHURUUD, SODON SANO DEKEDA IYO AIRPORTKII BERBERA WUU INA DAAYEY WAA GACAN AJANEBI WAXA LA DHAAFSADAY XAQA QALIM WAXA LAGU ANSIXIYEY MEMO (MEMORANDUM OF UNDERSTANDING) ISFAHAM HORDHAC AH BAA LA ANSIXIYEY.

DALKU WAA IIB ( SOMALILAND IS FOR SALE).

DAARAHA SHACABKA IYO GANACSATADU DHISTEEN  MOOYEE KULMIYE DALKA IIBSO MOOYEE BAL MUXUU U QABTAY.

CAASIMADII DALKA EE HARGEISA MAANTA DAMEERO IYO BOOYADAA LOOGU DHAAMIYAA, DARIIQYO SIIGADAA KA BUDH LE.

QODOB XASUUS MUDAN.

====================

DAWLADAHA GACANKA CARABTU  XAQIIQDII WAA DAWLADO XISHMAD IYO XURMAYEN INAGA MUDAN

OO MARKII DAWLADII DHEXE EE SOMALIA BURBURTAY EE BEESHA CAALAMKU IRIDAHA INAGA ROGTEEN

IYAGAA GANACSI IYO FIISABA INOO OGOLAADAY BAD IYO HAWABA INOO FURAY WAA MEELAHA AAN KU BAXSANAY.

MARKAA IN AAN WAX KALA FAAIDNO WAA XAQ, DALKAN EMAARADKUNA WAX WALBA WUU INOO OGOLAA

WAXAYSE KALA KULMEEN KULMIYE HAN AAD U LIITA OO JEEBKOODA KU XISAABTAMAYA XAQUL QALIM BALSE, DAL IYO DADNA AAN DAN KA LAHAYEEN,

RABI MAHAD HADUU WAKHITGU NAGA SOO GAADHAYO. KULMIYE .

RABOOW SAHAL AMUURAHA ADAA SAATIROO JIRA.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.