Oodweyne News - Latest Somali News Update

Siyaasi Xamarji Oo Beeniyey Warar Sheegaya Inuu Ka Baxay Xisbiga Waddani, Fariin Kulul-na U Diray Xisbiga Kulmiye

Siyaasi Xamarji oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga Waddani ayaa Beeniyey In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Xisbiga WADDANI Kana Dhawaajiyay Inaanu Ka Baxay Xisbiga WADDANI, halkan hoose ka daawo