Oodweyne News - Latest Somali News Update

Barnaamijka Qiimaynta: Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Baarlamaanka Somaliland?

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qiimaynta maanta lagu qaadaa dhigayo wuxuu Salka Ku Hayo  Khilaafka Baarlamaanka Somaliland waxaana ka faaloonaya aqoonyahan Mustafe Martin Iyo  Cali Xaraare, ee daawasho wacan.