Dalalka ku deeqay 70 Million ee Biyo gelinta Hargeysa

Hargeisa urban water supply upgrading project (HUWSUP) $€15 million Euro + €1.5( UN-HABITAT ) =€16.5 Million Euro. Time 42 months Implemented UN-HABITAT
€23.55 Million Euro from Germeny federal government through KFW development bank.
The first phase (SDF1) waxa la fuliyey 2013-2018 waxa la sheegay in ay ku baxday $13,035,050 Million USD, wadanada ay lacagtaasi ka kala timidna waa UK, Denmark, Norway iyo Netherlands.
The second phase (SDF2) oo loogu talagalay inuu fulo 2018-2023 waxa hadana isla sanduuqa SDF laga bixiyey $3 million oo dollar oo ah in lagu qodo 4 ceel biyood oo cusub, malla qoday weli ceelalkaa?
€16.5 million euro ay ka timid deeq bixiyayaasha, sanduuqa SDF wuxuu ku daray $8.6 million dollar.

Coca-cola Africa foundation February 2017 waxay $5 million oo dollar ugu deeqday wakaalada biyaha Hargeisa, waxaana mashruuca goob joog ka ahaa saxeexiisa Qabyatire, Maxamuud Xaashi iyo Maxamed daarood. Waxaa mashruuca wada fulinayay Teresa delay iyo wakaalada biyaha hargeisa.
Lacagtaa Malaayinta ah weli Hargeysi way ka harraadan tahay, qorshuhu wuxuu ahaa 1 April 2022 in Hargaysi Biyo hesho oo la tijaabiyo beebeka iyo berkadaha! Hargaysi way harradananaysa inta KULMIYE joogo.

Mohamed Sidik – Dhamme

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker