Oodweyne News - Latest Somali News Update

Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Xuddun ee Gobalka

Hargeysa(OWN):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Xudun ee gobalka Sool.

Weftigan oo ujeedkiisu ahaa wacyi-gelinta qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa waxa Murashax Cirro ku wehelinaayey siyaasi Cabdirisaaq Khaliif, Siyaasi Ismaaciil yare, siyaasi Abiib timacad, siyaasi Cali Cantar, Siyaasi Dhiilood iyo weli ba sida oo kale saraakiil sare sare oo ka tirsan Xisbiga WADDANI.
Murashax Cirro oo dadweynaha kala hadlay goob fagaare ah, ayaa si weyn u sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu soo gaadho magaalada Xudun, waxaana uu sheegay in Xisbiga WADDANI diyaar u yahay in la wada dhisto Somaliland la wada lee yahay.
DAAWO, Sawirada Warkaas oo Dhammeystirsan…..
Image may contain: 13 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: sky, outdoor and natureImage may contain: 2 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, crowdImage may contain: 2 people, crowd, sky and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 2 people, crowd and outdoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 3 peopleImage may contain: 4 people, people smilingImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 9 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 6 people, crowd and outdoorImage may contain: 13 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, crowd, sky and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people standing, people walking, crowd and outdoorImage may contain: 14 people, people smiling, child and outdoorImage may contain: 13 people, people smiling, crowd and outdoor