Oodweyne News - Latest Somali News Update

Maxakamada Sare Ee Somaliland Oo Qaraar Ka Soo Saartay Codsigii Uu Xildhibaan Talyanle U Qortay

Maxakamada Sare ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay arjigii uu u soo qortay Xildhibaan Talyanle ee ku saabsanaa codkii lays daba mariyay. Maxakamada Sare waxay goaamisay inaanay ka gar niqin muranka ee ay goluhu xeer hoosaadyadooda ku dhammaystaan.

 

1 2 3