Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo U Hanjabay Dawladda Somaliland Kaadh Qaadashada Ka Bilaamaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag

Garoowe(OWN)- Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab  oo waxaa uu ka jawaabay hadal kasoo yeedhy Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin xaaji Maxamuur Faratoon.

 

 

Waxaanuu wasiirku sheegay in dhulka ay   Puntland ay xukunto ay  difaacayaan,  iyo dadweynaha reer Puntland oo Gobolka Sool Iyo Gobolka Sanaag jooga, halkan hoose ka daawo.