Oodweyne News - Latest Somali News Update

Reer SOOL Oo Soo Dhaweyn Dhoola-Tus Ku Qaabilay Wafdigii Uu Hogaaminayay Musharax Cabdiraxmaan-Cirro

Laas-caanood:(OWN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa maanta si baaadhan looggu soo dhaweeyay Gobolka Sool ee Somaliland.
Wafdigga Guddoomiyaha,ayaa waxa Deegaamadda iyo degmooyinka hoos-yimaadda Gobolkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay dadweyne tiro badan,kuwaas ooh al-ku-dhigyo kala duwan ku muujinayay jeelanaantooda inay indhahooda ku arkaan is-bedel ay gacantooda ku keeneen,iyagga oo ku dhawaaqayay erayo ay ku muujinayaan taageeradda hagar la’aanta ah ee ay u hayaan Xisbigga mucaaradka ah ee WADDANI.
Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga Cabdiraxmaan-cirro,ayaa dadweynaha ku wacyi-galiyay sidii ay ugu hagar bixi lahaayeen qaadashadda kaadhka cod-bixinta,si looga dhabbeeyo yoolka is-bedel-doon ee guud ahaanba shacabka reer Somaliland.
Musharaxa Cirro,waxa uu farta ku fiiqay siday uga go’antahay in hadii ay taladda waddanka ku guuleystaan ay wax uga qaban-doonaan baahiyaha aas-aasigga ah ee Nolasha dadweynaha deegaamadda Gobolka Sool.Waxa kale oo uu dadweynaha usoo jeediyay in si wada-jir ah uga shaqeeyaan xoojinta amniga iyo xasiloonidda Gobolka Sool.
Siyaasigga caanka ah ee Ismaaciil-yare oo dadweynaha la hadlay,ayaa muujiyay sida ay wafdi-ahaan ula riyaaqsanyihiin soo dhaweynta baaxadda leh ee reer Sool kusoo dhaweeyeen Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga WADDANI,waxaana uu intaas ku daray inay Xisbi-ahaan ku han-weynyihiin in Bulshadda ka dhayi doonaan Bogaha iyo guul-darooyinka Hogaaminneed ee uu Xisbiga KULMIYE dalka gayaysiiyay.
Siyaasi Abiib-timacad oo isna taageerayaasha Gobolka Sool la hadlay,ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda haatan waddanka ka talisaa tahay mid faashil ah,taas oo ay ahayd inay wakhti hore kursigga banneeyaan oo ay is-casilaan,balse ay waxii hadda ka danbeeya ay dadweynuhu codkooda ku ciil-bixi doonaan,una codayn-doonaan is-bedel kheyr leh oo dalka ka hano-qaada marka la gaadho tartanka Doorashadda Madaxtooyadda.
Waxa iyagguna halkaas ka hadlay Madax badan oo iskugu jirta heer gobol iyo mid degmo-ba,kuwaas oo dadweynaha ugu baaqay inay si wanaagsan u qaataan kaadhadhka cod-bixinta.
Deegaamadda sida balaadhan looggu soo dhaweeyay Wafdigga Xisbigga mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa waxay kala yihiin;Daarasalaam,Yagoori,Adhicadeeye,Can-jiid,Laas-caanood iyo deegaamadda hoos-yimaadda.

Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, beardImage may contain: 2 peopleImage may contain: 5 peopleImage may contain: 7 peopleImage may contain: 9 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd, wedding and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd, sky and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd, wedding and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 16 people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: one or more people and beardImage may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: one or more people, sky, mountain, outdoor and natureImage may contain: car, sky and outdoorImage may contain: car and outdoorImage may contain: car, sky and outdoorImage may contain: 5 people, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 7 people, crowd and outdoorImage may contain: 8 people, crowdImage may contain: 9 people, crowd and outdoorImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 1 person, standing, crowd and outdoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and outdoor