Oodweyne News - Latest Somali News Update

RUMAYSO Ama HA-RUMAYSAN: Waa Xaqiiqo Jirta Airport kii iyo Dakadii waxa soo raacey Beeyadii oo Lawareejiyay (Blood Beeyo)

Ma ogtahay in manta ay Ku sugantahay Somaliland Anjanette Decarlo oo ah gabadhii sababtay Dagaalki sukeeye ee ka dhacay dalka Sierra Leone
Kaas oo ay Ku dhinteen Malayiin qof , hadaba sida kamuuqata video ay gacanteeda kuduubtey waxaad ka Arkaysaa inay adeegsanayso  udhashay
Dalkaas  Sierra Leone oo let waa xaaskayga side Ku cad daqiiqada u horeysa video gaas.
Iyadoo sheegtay sida Ku cad qoraalkan hoose in hadaaney ninkaa adeegsateen usuuro gasheen Hawshii ay ka qabatey wadankaasi Sierra Leone
Halka fur oo kA Daawo video https://www.youtube.com/watch?v=pkcGapwFMhs
Tanina waa warqadii ka hooseysey video ga ee ahayd siday ninkaas isu jeclay siisay oo ay naagna ugu noqoto
Si ay dantii ay lahayd ugaadho

Hadaba halkii diamond ka Sierra Leone waxa galley beeyadii Somaliland Geesta kale halkii ninkii reer Sierra Leone Waxa ninkeedi Ku matalaya siduu
Qabbo Muwaadin reer Somaliland oo magaciisa layidhaa Ahmed Ibrahim Awale Oo ilmaadeer yihiin wasiirka madaxtooya maxamuud xaashi oo isna
Shuraakadooda Kameda Kuna qasbaya reer Sanaag inlay ugcan galiyaan gabadhaa iyo ninkan beeyadooda



Muwaadin ma ogtahay inay dhaqaale Badan Kaga qaateen Haayad layidha Dotera oo ah Haayad kashaqaysata beeyada Si ay dal ahaan wax ugu celiyaan taaso Habra yaraatee wax iskuula oo ay dhisteyna aanay jirin sida dagmada oodweyne oo ay Ku sheegtay inay dugsi laseexdo oo cuntadina leh ka dhistey
Iyagoo isticmaalaya sawiro ay kasoo qaadeen dadka masaakiintaa ee reer miyga

Macluumaad dheeraada ka Baadh Google
Magaca gabadha : Anjanette Decarlo
Link-ga videoga Sierra Leone riix halkan   https://www.youtube.com/watch?v=pkcGapwFMhs 

Waxaanay gacan saar laleeyiin Asli Maydi Oo shirked beeyada muddo ka shaqay sanaysay .

 

 

 

Xog iyo Xaqiiqo