Madaxweynaha JSL Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq oo ahaa doox galaaftay nafo badan oo muwaadiniin ah, dhismihiisana ay Somaliland ka caawisay Dawladda Imaaraadka Carabtu.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker