Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo war Kasoo Saartay Kiiskii C/maalik Muuse Coldoon.

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Go,an Kasoo Saartay Xukunka Weriye Samafale Coldoon Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa maanta ku dhawaaqday in Cabdimaalik Muuse Coldoon wax dambi ah lagu waayay, kadib xukun ay saaka go’aansatay inay xorriyadiisa dib loogu celiyo .
 
 
 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker