Xildhibaan Abiib oo ka Hadlay buuqii sababtay Saaka Golaha Wakiilada JSL

” Hadii mudanaha iga dambeeya layga hor qoro waa khalad oo waa la jeex jeexayaa warqada , anigana in layga hor qoro mudanaha iga horeeya ee kursiga iga horeeya fadhiya ma ogoli oo yadna waa khalad “.

” Gudoomiyaha golaha wakiiladu waa gudoomiyahaygii , laakin in mudane iga horeeya uu soo koco oo kursigayga iigu yimaado ma ogoli ”

Xildhibaan Maxamed Abiib oo buuqii golaha wax laga weydiiyay

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker