Oodweyne News - Latest Somali News Update

Bulshada Reer Burco Oo Ka Cabanaya Sicir Barar Xadhkaha Goostay, Eedeeyeyna Xukuumada Somaliland

Burco(OWN)- Bulshada magaalada Burco ayaa ka qayliyey sicir bararka dalka ka taagan oo saamayn ku yeeshay dadkii dan yarta ahaa iyo ganacsatadii yar-yarayd, iyo Xukuumadda Somaliland oo arinta sicir bararka ku kashifantay, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.