Oodweyne News - Latest Somali News Update

Gollaha Guurtidda Oo War-bixin Ka Dhegaystay Guddigga Joogtadda Ah Ee Gollahaasi+Nuxurka War-bixintaas

Gudida joogta ah ee Golaha Guurtida Somaliland, sida ku cad xeer hoosaadka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland qodobka 6aad, waxaa ay la kulmeen iyaga oo gudanaya hawlahooda shaqo masuuliyiinta kala ah.

A:– Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa.
B:– Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland.
Warbixinta maareeyaha wakaalada biyaha iyo wasiirka wasaarada ganacsigana waxaa warbaahinta iyo mudanayaasha u akhriyey Cumar Maxamed Faarax Xoghayaha Gudida Joogta Ah ee Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland.
Halkan Ka Daawo