Oodweyne News - Latest Somali News Update

Fadlan Caawi walaalkaa

Maxamuud Cabdi Barre waan nin danyar ah oo degan magaalada Hargaysa oo leh xaas iyo saddex caruur ah. Wax shaqo ahna mahayo oo waa bilaa camal, weliba intaa waxa udheer waa nin naafa ah oo lixaadkiisu kala dhimanyahay lugahana ka curyaan ah dhagahana aan waxbadan ka maqlin. Markaa umadda soomaaliyeed waxa uu ka codsanayaa meelkasta oo ay joogaanba in la caawiyo siiba laga caawiyo in Aqal looga dhiso jago jar oo uu ku leeyahay magaalada .

 

 
Fadlan wixii tabarucaad ah ugu soo hagaajiya tilifoonkiisa iyo Account lanbarliisa oo kala ah.
0252634315753 Dahabshiil Account No: 61422

 

caawi