Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Mr.Midgaan Oo Ka Mid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Beesha Gabooye Iyo Maansooley Q.10 aad

Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan , waa safiir beeshu ay leedahay , dad badan ayaa waxay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye, sidaa daraadeed wuxuu  uu ku faanaa magaca” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalada Somaliyeed ee ay qabyaaladdu ina kala gaysay.

 

Daawo Mr.Midgaan Iyo Maansooley Q.10 aad