Midowga Musharaxiinta Soomaaliya Oo Soo Jeediyay In La Hakiyo Doorashada Iyo Sababta?

Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada doorashada, iyagoo soo jeediyay in doorashada la hakiyo, shir wadatashi la isugu yimaado, si loo joojiyo boobka, lana xaliyo tabashooyinka laga qabo sida ay ku bilowdeen doorashooyinka Golaha Shacabka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker