Gudomiyeyaal cusub oo loo magacabay Maxkamada degmada Burco iyo ta Gobolka togdheer

Burco(OWN) Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ee maxkamada gobolka togdheer. Miuse maxmuud jaamac iyo gudoomiyaha maxkamada gobolka togdheer loosoo magacabay c.laahi axmed ibraahin. iyo gudoomihii maxkamada degmada Burco c.laahi maxamed cabdi iyo gudoomiyaha cusub ee maxkamada degmada burco xasan c.raxmaan x.faarax ayaa maanta xilalkii kula kala wareegay hallka maxkamada racfaanka ee magalada burco. Waxaana ugu horayntii halkaasi ka hadlay masuuliyiintii xilalka lakala wareegay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker