Oodweyne News - Latest Somali News Update

Saddex dardaaran oo ku saabsan habeenka laylatul qadarka.W/Q:Abwaan Yusuf Roobleh Xirsi (Sandoon)

1. Markay bisha Ramaan soo gasho Ilaahay weydiiso inuu ku waafajiyo habeenkaas.

2.salaadda cishaayi iyo ta subax masjidka jamaacada la tuko, ta casarka markaad kasoo baxdana naftaada ugu sheekee inaad diyaar u tahay ood sugayso inaad habeenkaa haleesho.

3.habeenkii tuko haba yaraatee salaadda qiyaamka.
Hooyadeen caasha R.C. xaaskii Nebiga S.C.W. ayaa weydiisay Nabiga CSW haddaan ogaado habeenkaa maxaan ku ducaystaa Nebigu wuxuu ku yidhi; waxaad tidhaahdaa;

Allahuma innaka cafuwun

tuxibulcafwa facfu cannii.

Ha hilmaamin waa habeen ka khayr badan kun bilood.

W/Q:Yusuf Roobleh Xirsi (Sandoon)