Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxtooyaddii jsl oo noqotey hoyagga musuuq-masuuqa hantidda ummad,qayalada,iyo siyasaad xuumadda wadanka ka tagan nockasta oo ay tahayba.

Marka laga soo bilaabo 201okii markii uu siilananyo kala wareegey xukuunki jsl mudane dahir rayaale oo lafteedu ahayd fadhiiid iyo musuuq iyo musuuq isbarkan ayuuba waxaa mar keliya soo ifbaxay ka dib markii u siilaanyo gacanta ku dhigey taaladii dalka in ay noqotey madaxtooyaddi jsl hoygaa musuuq-masuuqa hantidda ummadda, qabyalada, siyasaad xummadda haysata xisbiyyga kulmiye oo laga warqabo in uu kuwo ka yahay wakhtiga laga luumiyey doorshooyinka oo ahaa ku taalo gaal.markaa aad u fiirsato waxaa madaxtooyada jsl ka socda in ay meeshiba u eegatay xeeradi mafiyaad geeska Africa.warwalba waxaa aad arkeysa xukuumaddi oo maqaasweyn la oordeysa oo meel dad iska lee yahay fuureysa. Dalka iyo dawladda meesha ka dhisanba waxaa mamuulaha ha’ayadaha ka shaqeysata dhulka ay afooyinku ka dhaceen ee duunadda.lama yaqaano waxaa ay ha’ayadasihisi ay meesha geliyaan.golayaashi qaranka oo aany iyaga lafoodada aaney ka madhinin musuuq-masuuq,eex, qabyalada iyo damacyo siyasaadeed awgood ayaa waxayay dhamman isdhafiyeen disdoorkii jsl.sida ay ila tahay dadka wixii ay daaneye ka hayso dalkan waxaa la goodboon in aaney jiriin waxaa layidha siyasaad oo dalkan ka shaqeysa sida awgeed waxaa ummadan la guud boon ummadan in tageeri madasha wada tashiyaga iyo toosinta qaranka, isl markana la qaato taalo qaran. Saleemaam wadiggi shaley lahaa haddi qaranku ii yidha iska tagan waan egeyaa. Sida awgeed waxaan ku sheegaya dadweynaha ayaa qaran waa in aad iska tagta.nin qayalyad miciinsadey markii hore ayaanu waxba isla hayn.

 

 
Irahim isse
Allemadleh.

almis11@hotmail.co.uk