Oodweyne News - Latest Somali News Update

War Degdega LONDON: Nin Gaadhi Jiidhsiiyey Dad Kasoo Baxay Salaada Taraawiixda Masaajidka Finsbury Park Ee London

London(OWN)- Waxaa ay ciidanka booliska magaalada London ee UK sheegayaan in  caawa uu Nin  Gaadhi    jidhsiiyey dad musliiin ah oo salaada taraawiixda kasoo baxay masaajidka Finsbury Park ee wuqooyiga magaalada London.

 

Booliska ayaa sheegay inay hayaan ninkii gaystay dhacdadan oo  la xidhay, waxii soo kordha kala soco oodweynenews.