Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hadii uu biciid jabo ma hawayste boodee [ siyaasada soomaliland iyo maanta ]

Siyaasada  soomaliland  xaalada ay marayso

Been iyo nuurad iyo boodh wax laysku walaaqaba waxaad mooda

in warbaahinta lala fuulayo waxaan sal iyo raad lahayn

tusaaale ahaan ciraa xamar jooga wax  dadka loogu  sheekeeyo  maaha.

Si kastaba ha ahaatee waxa  fiican qofka wax qoraya inuu ahaado mid ka reeban

1, beenta

2, caadifada,

3, qabyaalada

4, xaglinta  iwm .

Waxa imanaysa doorasho xalaala oo dalkan ka dhacaysa dhamaanteena aan sugayno

waxaynu ku rajo waynahay inay ku dhamaato  guul iyo nabad galyo

hase ahaatee waxaad mooda inay tani waxooga ka yar duwanaan doonto

sida aaad loo saadaalinaayo ama sifaalaheeda guud markaan yar dhugato.

Doorasahadan oo lala soo bixi doono nidaamka shaanida iyo hangoolada yar yar sidoo kalana laysku dul jeex jeexi doono waraaaqaha safaaradaha oo shaanbadaysan .

wax kastaba  ha noqotee xaalku waa;-

Hadii uu biciid jaboo

ma hawayste boodee

haanboosha yaan lagaa tagine

Waxaan aad u salaamaya dhamaan asxaabtii aanu mareegaha wax ku wada qori jirnay

mudane cabdiraxmaan shotaly, mudane xaamud ducaale, mudane axmed qoorgees iyo intii kale ramadaan mubaarak niman aad u qoraalo wanaagsan baad ahaydeen dadkuna wax badan ka faaiido .

waxaan kaloo aad u salaamaya dhamaan asxaabtayda qaaliga ah.

 

 

 

wabilaahi tawfiiq

siciid cabdi dheen

siciiddheen@outlook.com

London cariga ingriiska