Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hanbalyo Guur Faraxdleh

Jaaliyada Somaliland Ee Gobolka Mineesota waxay hanbalyo u Dirayaan, Mudane Liibaan  Ismaaciil Ducaale “Carbuun” Iyo Marwadiisa Intizaar Sheekh Haleeye, oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa, Ilaahay waxaanu uga baryaynaa Reer Kii Iskuwaara inuu ilaahay ka dhigo, ubad khayr-qabana kala hela…
mujaahid Suufi