Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hambalyo Meher.

Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde, Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali. Xasan,  Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade, Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga KULMIYE Xuseen Aadan Cade , Xuseen Axmed Caydiid, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, Faarax Ciise Cabdi, Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi-musbaar), Xaashi Muuse Xuseen, Axmed Jaambiir Suldaan, Suldaan Maxamed Maxamuud Xandule (Indha-case), Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Abiib Diiriye Nuur, Cali Cabdi Saa’yiq, Dr. Axmed Gaas Muxumed, Maxamed Axmed Caalin (Timbaro), Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac).Dhamaantood waxay hambalyo Meher u dirayaan Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle iyo Nimco Maxamed Cabdilaahi oo 18/6/2017 Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay ALLE uga baryayaan inay noqdaan Qoyskii isku waara ee kala hela Ubad khayr qaba. Amiin Amiin Amiin