Oodweyne News - Latest Somali News Update

Gabadh Sheegtay In Tirada Dadka Ku Nafwaayey Dabaqii Gubtay Ee London Uu Gaadhayo 500 Qof

Gabadh si adag uga hadashay dhacdadii naxdinta badnayd ee todobaadkii lasoo dhaafay ka dhacday galbeedka magaalada London ee disme dabaq ah uu dab qabsaday saqdii dhexe , halkaas oo ay dad badan ku geeriyoodeen qaarna la la’yahay ayaa gabadh lagu magacaabo Nadia ay sheegtay in dhimashadu ay gaadhayso 500 qof, bal hadaba halkan hoose ka daawo waraysiga qiirada badan ee lala yeeshay Nadia.