Oodweyne News - Latest Somali News Update

Dawladda Eriteriya oo Qabsatay Meelo Ka Mid ah Xuduudka Dalka Jabuuti oo ay Ku Muransan Yihiin

Jabuuti(OWN)- Dawladda  Eriteriya oo Qabsatay Meelo Ka Mid ah Xuduudka Dalka Jabuuti oo ay Ku Muransan Yihiin, halkan hoose ka daawo Wasiirka Arimaha dibada Jabuuti oo shir jaraaid kaga hadlay arintan muranka dhalisay.