Somalia Oo Lagu Daray 47 Dal Ee Laga Saaray Liiska Casaanka ah (Red) ee Britain

Britain ayaa dib u habeyn ku sameysay dalalka ku jiray liiska Cas ee dadka soo booqanaya dalkaas cudurka COVID-19 awgeed.

Dadka ka soo jeeda dalalkan ee heysta baasaboorka Britain oo kaliya ayaa loo ogolaa iney tagaan UK, kuwaasoo galaya karantiilka, iyadoo dadka caadiga ah ee dalalkan u dhashay ay mamnuuc ka ahayd iney Britain galaan.

Dadka ka yimaada dalalkan marka ay xuduudaha Boqortooyada Ingiriiska soo galaan, waxaa la geynayey hoteello ay dowladdu qorsheysay, halkaasoo ay ku galayeen karaantiil.

Haddaba Britain ayaa Liiska cas ka saartay 47 dal oo ka mid ahaa kuwii ku jiray, laga bilaabo 11 bishan oo Isniinta ku beegan, waxaana shuruud looga dhigay iney qabaan talaalka COVID-19, waxayna kala yihiin:-

Afghanistan
Angola
Argentina
Bolivia
Botswana
Brazil
Burundi
Cape Verde
Chile
Congo (Democratic Republic),
Costa Rica
Cuba
Eritrea
Eswatini
Ethiopia
French Guiana
Georgia
Guyana
Indonesia
Lesotho
Malawi
Mayotte
Mexico
Mongolia
Montenegro
Mozambique
Myanmar
Namibia
Nepal
Paraguay
Philippines
Réunion
Rwanda
Seychelles
Sierra Leone
Somalia
South Africa
Sudan
Suriname
Tanzania
Thailand
Trinidad and Tobago
Tunisia
Uganda
Uruguay
Zambia
Zimbabwe

Liiska cassaan ah (Red) ayaa waxaa hadda ku haray todobad dal oo kala ah:–

Colombia
Dominican Republic
Ecuador
Haiti
Panama
Peru
Venezuela

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker