Oodweyne News - Latest Somali News Update

AWGUULIYO 18 MAY TACSI AQOONYAHANADA ADAL IYO SOMALILANDERS.

MARKA HORE MAALINWANAAGSAN 18 MAY OO MAANTA KU SUNTAN LABA  QODOB OO SOOYAALKA GELIDOONA,

1.SHAN KUN OO GEED OO MAANTA LA BEERAY.

2. BARA KACA YAASHII OO GUDI ADUUN U URURISA LOO MAGACAABAY, BAADHANDOONTA TIJAARTA S.ICIR BARARKA

LA TIICAYSA.

SHACABKA SOMALILAND GUUL BARWAAQO IYO GOBANIMAAN U RAJEYNAYAA.

DHAMAAN REER ADAL AWDAL IYO SELEL INTA U EHELKA AH CAQLIGA SALIIMKA AH EE SOMALILAND WAXAN KA TACSIYADAYNAYAA

MEELKA DHACA LAGULA DUL KUFAY MAGACA AQOONYAHAN IYO AQOONYAHANADA  AWDAL SELEL GABILEY  ,

WAXAN U CADAYNAYAA SHAHAADAD SHARAFTII FAISAL IYO BAASHE LA GUDOONSIIYEY WAA SAX OO WAA DHAB

WAA XAQIIQ JIRTA ,

SUAASHU WAA YAA MARTI QAADAY YAA KA DAMBEEYEY U JEEDADOOD?

JAWAABTA DHABTA AH EE BIYO KAMA DHIBCAANKU WAA SIDA TAN.

1.WAXA MARTI QAADAY JAALIYADA ETHIOPIA EE BORAMA LAGA FURAY.

2. ETHIOPIA AYAA WADATAY.

3. MR TASFAAY EE QUNSULKA ETHIOPIA EE HARGEISA UGA FURANYAHAY COUNCILOR BAA KA DAMBEEYEY.

4. SAFAARADA MOGADISHU WAA GABRE, QUSULKA HARGEISA WAA TASFAAY.

SOBOTA LAAGU  CASUUMAY WAA GUUSHA ETHIOPIA KA GAADHAY BADII SOMALILAND OO BOQOLKIIBA

19 LA WAREEGTAY SOMALILANDNA WAA BOQOLKIIBA 20.

BAL U  FIIRSO HOYGII CILMIGA  AQOONTA  OO LOO SOO DIRAY CALI XAMUD, FAISAL CALI WARAABE , IYO BAASHE MOORGAN.

BAASHE JAALIYADA ETHIOPIA EE BORAMA WUXU U SHEEGAY IN LUGHAYA IYO SAYLAC DHISI DOONO,BAL FIIRSADA SIDA

CAQLIGA UMADA LOO GU CIYAARAYO, AABIHII SIILAANYO AYAA DHAGAXII SADEXSANO U DHIGAY XEEBTU QAADAY MACALA WIILKAN YAR   KAAM SHAAFNAA MARAAKIIB MACLA HAWAARI.

KADAR OO DIBI DHAL FAISALBAA SOOBOODAY OO YIDHI SIILAANYO TEG EE ANAA WADADA BORAMA SAYLAC DHISI DOONA,

CALI XAAMUDBAA YIDHI WEGER WAAR FAISAL JUG JUG MEESHAADA JOOG MUSA BIIXI IYO SALYLIC BAA DHISIDOONA

EESHCALAA DHANXIIR.CUQUULKII IYO CULIMADII BAA WAXAA DHEGAYSANAYSA OO SACABKA U TUMAYSA HADA SADEX BILOODBAA U HADHAY.

XAALKU WAA MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TARE.

MURTI IYO EREY SAGOOTIN AH

.DAWLADA MELEFSATO IYO MURDISO TOLOW MASAAJIDADU MAY KA BAXSAN MISE WAY BOLODHAYSANI.

WAXAN LEEHAY ADEER MASAAJIDKA CIYAARTA NOOGA DAAYA.

KULMIYE WUXU KULMIYEY AAFO SOMALILAND SIDA , BARA KAC ABAARO, SICIRBARAR, MURDIS AANU FUJISKII AANU DHERIGA KU REEBIN .

WAXWALBA WAY MUUDSADEEN MEE  TIYAATAR, GURYO DAWLADOOD ,LAABAREERIYO, ISGUULO, STATIONO, XERO MILITARY ,GAROONO, WOMEN CLUB ,GURYIHII AGOOMAHA, DEKEDO, MADAARO , ISKU SOO XOORIYOO HANTI DAWLADEED MA NOOLA

WAXA MAANTA LOO CABSI QABAA BEYTULAAHIGII MASAAJIDADA.

XASBIYALAA WA NICMAL WAKIIL.

DADOOW DIIRTIYO

AYAXAN DAMKUYIDHI

MA DALKII HAKA DUULIN

BAAD TIDHI.

ROOBKII MAASHEE GEEDIHII LA BEER ,

SICIR BARAR, CAYEDH, ABAAR,

DAACUUN, IYO COLAAD

KULMIYUU LA KAWSADAY.

XAQU DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI