Shirweynaha 5aad ee Qurbejoogga Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey iyo Qodobbo ka soo baxay

Hargeysa (SM)- Magaalada Hargeysa waxa lagu soo gebo-gabeeyey shirweynaha 5aad ee Qurbejoogga Somaliland oo maalmihii u dambeeyey ka socday caasimadda Somaliland.

Shirweynaha oo ay soo qaban-qaabisay Wakaaladda Qurbejooga Somaliland oo nidaam ahaan hoos tagta wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL, waxa munaasibadda Xidhitaanka ka qayb-galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo shirka soo xidhay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker