Oodweyne News - Latest Somali News Update

Maxamed Aamin Oo Ah Wiil Uu Dhalay Cabdimaalik Muuse COLDOON Oo Buuxiyey Booskii Aabihii Ayaa Lacag Gaadhsiiyey Qoys Danyar Ah

BURCO (OWN)- Maxamed Aamin oo ah Wiil Uu Dhalay  Cabdimaalik Muuse Coldoon Ee   Buuxiyey Booskii Samafale Aabihii  Ayaa  Lacag Gaadhsiyey Qoys Dan Yar Ah, halkan hoose ka daawo.