Oodweyne News - Latest Somali News Update

OGAYSIIS: SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE “ HABAR JECLO & HABAR YOONIS” OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

Salaanta Islaamka ka bacdi ,waxa si xushmad leh  loogu martiqadayaa dhamaan Jaaliyadaha deggan U.K ee kasoo  jeeda beelaha walaalaha ah  ee HY & HJ  inay si mug-leh uga soo   qayb galaan Shirwaynahaa lagu qaban doono London,U.K. Ajanadaha shirku wuxuu ku koobanyahay : Horumarinta deeganadda ay wada degaan labada beelood  ee Saaxil, Sanaag, Sool,  Saraar, Toghdeer & Kilidhka Shanaad; dhiirigelinta maalgaashiga & wax-wada lahaanshaha; fududaynta isdhexgalaka iyo wax wada qabsiga bulshada rayidka ah; adkaynta nabadgelyadda  & jiritaanka qaranimadda Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galayaasha  shirka “ Participants “ la ogaysiinayaa in madasha  lagu qaban doono “ FUND RAISING  lagu maamulo doono  shirarka isdaba-joog ah  ee ka dhici  doono gudaha Somaliland iyo kiraynta guryaha loogu tallo galay isdhex-galka bulshada rayidka ah siiba dhalinyaradda.
GOOBTA : TREDGAR COMMUNITY CENTER, 333 MORVILLE STREET ,BOW LONDON E32DZ LONDON.
WAQTIGA : 2-9 PM , SATURDAY, 13TH MAY. 
SHIRWAYANAH JAALIDAHA
WAA BILAAHI TOWFIIQ.
GUDDIDA QABANQAABADA
caateye2006@yahoo.com