Ciidanka Dab-demiska Laascaanood oo damiyay Dab ka kacay Saylada Hiliblayaasha

Ciidanka Dab-demiska Laascaanood oo damiyay Dab ka kacay Saylada Hiliblayaasha oo ku taala xaafada Royal.
Ciidanka Dab-demiska magaalada Laascaanood ayaa damiyay dab qabsaday xaabo lagu ururiyay God ku yaala saylada hiliblayaasha ee xaafada Royal ee Laascaanood.

Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas mana jirin khasaare uu sababay.
Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland in wakhtigan xagaaga ay ka digtoonaadaan wax kasta oo keenikara ama sababi kara dab.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker