Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo: Maxkamada Gobolka Daadmadheedh oo maanta Degmada Xaaji Saalax ku xukuntay Rag lagu qabtay Khamrri.

Maxkamada Gobolka Daadmadheedh ayaa maanta gudaha Degmada Xaaji Saalax ka fulisay xukun isugu jira xadhig iyo ganaax lacageed taasi oo ay ku riday eedaysane ay ciidamada booliisku  kusoo qabteen maandooriyaha khamririga ,waxana halkaasi xukunka kaga dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada  Gobol Degmo  Cali Ismaaciil Maxamed .