Oodweyne News - Latest Somali News Update

Tacsi: Maxamed Cawed Dubbe

إنا لله وإنا إليه راجعون  ALLAH HA U NAXARIISTO Maxamed Cawed Dubbe  .Aamiin.

Qoyska Reer Ibraahim Faarax (George),waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,dhammaan ba ,Reer Maxamed Cawed Dubbe ,meel ay jogaan ba.