Oodweyne News - Latest Somali News Update

DADKA AAN CIDINA U WARHAYN

Dadka  aan  cidina  u warhayn

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa jira bulsho

Uu xanuun iyo abaari ku hayso kilalka SHANAAD

Ee etoobiya  qaybta xigta SOOMAALI LAAN  bulshadaa

Oo xaaladdu immika aad xuntay dad badani udhinteen

Dawo la,aan iyo digtoor la,aan .

Shuban kiina sixun uhayo

Keene . saaxiib bulshadaasi waa bulsho dulman axa haysta

Laba dulmi mid waaka labada dawladood oo aan midkoodna

Dan ka la hayn

Dulmiga kale waa mid iyagu iska galeen oo aanay midna

Ka qayb gelin.

Guuleed liibaan

SNM1710@live.com