Oodweyne News - Latest Somali News Update

Saamiga belaha Somaliland ee Xukuumadda M Silaanyo

Saamiga  Beelaha  Somaliland iyo Dulmiga ka  jira

                              Beesha Madaxweyne Silaanyo

No Xilka Beesha
1 Madaxweynaha habarjeclo
2 Gudoomiyaha  Guurtidda Habarjeclo
          GOLAHA  WASIIRADDA
3 Wasiirka  Madaxtooyadda Habarjeclo
4 Wasiirka  Macdanta Habarjeclo
5 Wsiirka Hawlaha  Guud Habarjeclo
6 Wasiirka  Dib u dejinta Habarjeclo
7 Wasiir dawlaha Xananada  Xoolaha Habarjeclo
8 Wasiir  dawlaha Waxbarashada Habarjeclo
9 Wasiirku xigeenka  W. Arimaha Gudaha Habarjeclo
10 Wasiir kuxigeenka  Warfaafinta Habarjeclo
11 Wasiir Dawlaha Duulista Hawadda Habarjeclo
AGASIMAYAASHA  GUUD
12 Agasimaga Guud  ee Wasaradda  Cafimaadka Habarjeclo
13 Agaasimaha  Guud  ee Wasaradda Biyaha Habarjeclo
14 Agaasimaha Guud  ee  Wasaradda Degaanka Habarjeclo
15 Agaasimaha  Guud  ee  Wasaradda Arimaga Gudaha Habarjeclo
16 Agaasimaha guud  ee  W. Tacliinta sare Habarjeclo
                             Hay’adaha Madaxa banaan
17 Gudoomiyaha Gudiga Qandarasyadda Habarjeclo
18 Mareeyaha Hay’ada  Kantroolka  Tayadda Habarjeclo
19 Gudoomiyaha Macadka Shaqaalaha Dawladda Habarjeclo
20 Afhayeenka Gudiga Diwaangalinta Ururadda Siyaasadda iyo Asxaabta Qaranka Habarjeclo
21 Mareeyaha Madbacadda Qaranka Habarjeclo
22 Mareeye Kuxigeenka Dekedda Berbera Habarjeclo
23 Mareeyaha  Lacagta  Komiishan Xakamaynta  HIV/AIDS ka Habarjeclo
24 Xubin Gudiga Doorashooyinka Qaranka Habarjeclo
25 Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Shaqaalaha Habarjeclo
26  Xubin Gudiga Cadaaladda Habarjeclo
27 Xubin Gudiga Cadaaladda Harbarjeclo
28 Gudoomiye kuxigeenka Koomishanka Mihnadlayaasha  Caafimaadka Habarjeclo
29 Gudoomiyaha  Wakaladda Qurb-jooga Habarjeclo
30 Xubin Koomishanka Xuquuqal Insaanka Habarjeclo
31 Xubin Koomishanka Maamul wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Habarjeclo
  Taliyaasha Cidamadda  
32 Taliyaha Cidamadda Sirdoonka Habarjeclo
33 Taliye Kuxigeenka Ciidanka Asluubta Habarjeclo
34 Taliye kuxigeenka Ciidanka  Immigration ka Habarjeclo
           Safiiradda
35 Safiirka Ingiriiska Habarjeclo
36 Safiirka Emarates ka Habarjeclo
37 Safiirka Australia Habarjeclo
38 Safiir kuxigeenka Ethiopia Habarjeclo
      Badhasaabadda
39 Badhasaabka Gobolka Sanaag Habarjeclo
40 Badhasaab  kuxigeenka  Gobolka Hawd Habarjeclo
41 Badhasaab kuxigeenka Gobolka Saraar Habarjeclo
    Mayaradda
42 Mayarka  Burco Habarjeclo
43 Mayor kuxigeenka Ceerigaabo Habarjeclo

 

 

 

Lasoco  qaybaha  danbe iyo Beelo kale Insha Allah……………………………