Oodweyne News - Latest Somali News Update

DAAWO:-Saraakiil Ka Tirsa Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo Qabtay Shir-jaraa’id

Shir-jaraa’id oo saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI ay ku qabteen xarunta dhaxe ee Xisbigaasi ku lee yahay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga ga hadleen guddi musdambeed ah oo Madaxweynahu sheegay in uu u sameynaayo Komishanka Doorashooyinka, xadhiga siyaasiyiin ka tirsan xisbigaasi oo dhawaan ay xukuumaddu xidhay iyo weli ba sida oo kale qaadhaankii Doorashada oo isna aanay illaa hada bixinin Xukuumaddu iyaga oo walaac xooggan ka muujiyey qabsoomidda Doorashada maadaama aan weli la bixinin qaadhaankii Doorashada
https://www.youtube.com/watch?v=psu74MhRU6w&feature=youtu.be