Oodweyne News - Latest Somali News Update

Xildhibaan Somali Ah Oo Runta Ka Sheegay Damaca Ciidamada AMISOM, Dawladaha Ku Xeersan Iyo Damaca Fog.

Ciidamada Amisom waa inay banneeyaan goobaha muhiimka ah ee ay ka haystaan dawlada iyo shacabka sida ‘jaamacadaha, iskoollada, bangiyada, warshadaha… iyo rugaha ciyaaraha.’
Xildhibaan Sakariye Xuseen oo ka hadlaya la xisaabtan la’aanta Amisom.

Halkan hoose ka daawo.