Oodweyne News - Latest Somali News Update

Fadlan Caawi Wiil Yar Oo Xanuunsanaya

Waxaynu nahay dhamanteen umad islaama diintenu waxay ina faraysa inaynu isu gargaaro hadaba sawirka aad arkaysa waa ilmo yar oo ilamahaga oo kale ah waxa haleelay xanuun wadnaha ah dhakhtiirti wadanku waxay yidhaahdeen India ayaa wax lagaga qaban karaa nasiib daro Aabaha dhalay waa Aabo aad u danyara qaliinka iyo dawadiisuna 40 kun oo $ dollar ayay dhakhtiirti India yidhahdeen hadaba walaal u gargaar ilamahan oo la yidhi hadaan degdeg loo qalin nolashisu halis bay ku jirta.
Kuna  hagaji wixi caawimo ah Abaha dhalay oo tel kisu yey 0634413323
Mohamed Sheik Ahmed
Zaad ama xawaalad
Hadii kalena Ashukri kalinta batrool ka ugu hagaag oo ah goobta u ka shaqeeyo
ko