Oodweyne News - Latest Somali News Update

Tacsi : Shabakada Oodweynenews Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Kayse Axmed Digaale Oo Hooyadii Ku Geeriyooday Magaalada Burco

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

MA DHINTE WAA ILAAHAY.

 

 

Dhamaanba Bahda Shabakada Caalamiga ah ee Oodweynenews ayaa tacsi Tiiraanyo le  Waxay  u dirayaan Kayse Axmed Digaale  oo hooyadii  ku geeriyooday Magaalada Burco . 

 

 

marxuumadana  waxaan ilaahay uga Baryaynaa Naxariistiisa in uu ka Waraabiyo Qoyskii iyo qaraabadii uu ka Baxayna samir iyo iimaan in uu ka siiyo inaa Lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuuna 

 

 

 

 

kulli nafsin zaikatul maut