Natiijada Hordhaca ah ee Musharaxiinta Golaha Deegaanka Oodweyne

Daawo Natiijada Golaha Deegaankan Oodweyne oo Lagu Dhawaaqay

Natiijadda Hor-dhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Degmadda Oodweyne Ee Gobolka Togdheer Iyo Magacyadda Xildhibaannadda Guulaystay.
Xisbiga WADDANI 6 Xildhibaan
Xisbiga KULMIYE 4 Xildhibaan
Xisbiga UCID 1 Xildhibaan.
Degmadda Oodweyne Waa Degmo B-ya Golaheedda Deegaankuna Waa 11 Kursi.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker